Diyaaradii Madaxweyne Deni geyn laheyd magaalada Kismaayo oo ku hakatay Garawe

Safar maanta la filayay in madaxweynaha maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ku tago magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa dib u dhac ku yimid, waxaana madaxweynaha iyo wafdigiisa oo kasoo dhoofay Boosaaso ku hakadeen Garawe. Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo wafdiga la socday ayaa la filayay in garoonka Garawe uga sii … Continue reading Diyaaradii Madaxweyne Deni geyn laheyd magaalada Kismaayo oo ku hakatay Garawe